Rooble oo ka qeybgalay munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil Boolis ah

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed isla markaana derajooyin loogu xirayo saraakiil tababar layli sarkaal ku soo qaadatay dalka Masar, taas oo ka socoto dugsiga tababarrada booliska ee General Kaahiye.

Saraakiisha maanta Ra’isul wsasaaraha dalacsiiyay ayaa ah affar gabdhood oo muddo lix sano ah tababar ku soo qaatay dalka Masar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here