Rooble oo shaaciyey inay guul ka rajeynayaan go’aanka ICJ

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qeyb galaya ku dhawaaqista go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee dacwadda badda.

Rooble ayaa guul u rajeeyay guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ugu mahadceliyey, sida ay marweliba u garab taagan yihiin dowladdooda.

Maxkamadda Caddaaladda aduunka ICJ ayaa 12 bishan Ku dhawaaqidoonta natiijada kama danbeeska ah ee dacwada badeena ee ay nagu heesato Kenya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here