Rooble oo shir isugu yeeray madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December, 2021

Shirka ayaa ka dhici doona magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka

Doorashooyinka xildhibaannada golah Shacabka ayaa si hufan uga socda dhamaan maamul Goboleedyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here