Saciid Deni, Khayre iyo Cabdiweli Gaas oo ku kulmay Nairobi + Ujeedka

0

NAIROBI (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa xalay kulan is xog-wareysi ah uu la yeeshay Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’isal wasaarii hore Ahna Madaxweynihii hore ee  Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Kulanka oo ahaa salaan iyo booqasho ayaa la iska xog-wareystay xaaladda guud ahaan Amniga dalka iyo  arrimaha siyaasadda.

sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday shaaqooyinka ka socda Puntland sida horumarka, Amniga, Dhismeyaasha kaabayaasha dhaqaalaha iyo dimuqraadiyadda, waxaa ka qeybgalay Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdi Nuur .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here