Saciid Deni oo la kulmay agaasimeyaasha wasaaradaha Puntland + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid  Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee maamulkaasi.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa dardargelinta, ilaalinta xilyada shaqada  iyo Tayeynta Shaqada Hay’addaha Dowladdu u hayaan Bulshada, Iyadoo laga duulayo qorshaha Puntland ee ku dhisan waxqabad ay sal u tahay Tayeyn  iyo Tiigsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here