Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga oo kormeer ku tegay degmada Hobyo

0

HOBYO (SMN) -Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Xasan Maxamed Abuukar (Jaamici ) iyo saraakiil kale ayaa kormeer howleed ku tagey magaalada xeebta ku taalla ee Hobyo, gobolka Mudug.

Saraakiisha ayaa ayaa kormeeray xarunta ciidamada ilaalada xeebaha, Saldhigga Boliiska iyo dekedda waxaana ay xog wareesteen mas’uuliyiinta xarumahaan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here