Sawirro: Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil Mareykan ah

0

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale oo maanta gaaray gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo tageerada howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here