Sawirro: Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Axmed Madoobe oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Jubbaland waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu magaalada Muqdisho kaga  qeybgalayo shir ay yeelanayaan masuuliyiinta madasha wadatashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here