Sawirro: Cabdi Xaashi oo la kulmay ku xigeenka wakiilka QM ee Soomaaliya

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Kiki Gbehu.

Labada mas’uul waxay ka wada hadleen adkaynta taageerada QM ee Soomaaliya, arrimaha Abaaraha iyo sidii Aqalka Sare gacan looga siin lahaa howlaha shaqo ee hortabinta u leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here