Sawirro: Danjire Tarsan oo kulan la yeeshay safiirka Mareykanka

0

NAIROBI (SMN) – Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa qaabilay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry E. André, Jr.

Labada safiir ayaa ka wada hadlay iskaashiga laba dowladood iyo xoojinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah.

Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Danjire Larry E.Andr’e, Jr. Uga mahadceliyay garab istaagga shacabka iyo dowladda Mareykanka la garab taaganyihii Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here