Sawirro: Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0

KISMAAY0 (SMN) – Guddiga SEIT ee Jubbaland ayaa maanta qabtay doorashada kuraas ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo.

Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa waxa ay ka yihiin: HOP#072, HOP#130, HOP079  HOP#112 iyo Hop#136 ee Golaha Shacabka Soomaaliya, waxaana ku soo baxay:-

1- Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ku guuleystay kursiga HOP#072.

2-Mowliid Cabdi Maxamuud ayaa kusoo baxay kursiga HOP#130.

3-Maxamuud Muxumed Cumar (Kuulow) ayaa isna kuu guuleystay kursiga HOP079.

4-Cabdiqaadir Maxamed Waceys ayaa ku guuleYstay kursiga HOP#112.

5-Cumar Yuusuf Qaladdiid ayaa ku guuleystay kursiga Hop#136

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here