Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo deeq gaarsiisay Magaalada Jowhar

0

Wasaaradda  Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay kasoo dajisay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar waxaana ka faaideesan doona qooysaskii ku barakacay  fatahaada.

Wasiirka wasaarada gargaarka Hirshabelle Cabdi Mahad Qoor-gaab oo lawareegay deeqdan raashinka ah ayaa sheegay in baaqyo horay ay ugu jeediyeen DFS ay kaga soo jawaabtay islamarkaana duulimaadyo kale ay rajeynaya kuwaaso saacadaha soosocda soo gaari doona magaalada Jowhar.

Dadkii ku barakacay fatahada wabiga Shabelle ayaa wali helin gar gaar rasimi marka laga reebo midkan hada ay keentay Dowlada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here