Sawirro: Guddiga joogtada ah ee BF oo ka shiray sharciga Hay’adda NISA

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa looga hadlayey hindise sharciyeedka Hay’ada Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID).

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka dooday hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID) oo ay xukuumadu soo gudbisay waxay xubnaha guddiga isla garteen in lageeyo Golaha.

Sidoo kale guddiga ayaa si qota-dheer uga dooday hirgelinta Xeer-Hoosaadka iyo ilaalinta kooramka xildhibaannada.

DHAMMAAD.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here