Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay Koonfur Afrika

0

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Sheekh Aadan iyo wafdigoosa ayaa qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha baarlamaannada Afrika ee (Pan-African Parliament).

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika uu shirka ku soo bandhigi doona horumarinta Golaha Shacabka BJFS iyo sidii wada shaqeyn buuxda u yeelan lahaayeen Baarlamaanka Afrika iyo kan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here