Sawirro: Kulan xasaasi ah oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa.

Kulanka waxaa shir guddoominaayay ku-simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku- xigeenka guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye, waxaana kulanka ujeedkiisu uu ahaa isxog-wareysi ku saabsan shaqada guddiga, howlaha horyaallo iyo sidii loo dardar gelin lahaa.

Sidoo kale xubnaha guddiga ayaa warbixin laga siiyay shirkii ka dhacay Magaalada Garoowe.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here