Sawirro: Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Culimada & Ganacsatada Baydhabo + Ujeedka

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Culimada iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.

Kulankan oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan deegaanada maamulkaasi.

Koonfur Galbeed ayaa ka mid ah deegaanada ay sida daran u saameysay abaarta ku dhufatay qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here