Sawirro: Lafta Gareen oo la kulmay wafdi uu hoggaaminayo Boqor Buurmadow

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Boqor Cusmaan Abuu Maxamuud (Buurmadoow)

Madaxweynaha iyo Boqor Buurmadoow ayaa ka wada hadlay Dhibaatadii ciidamada Soomaliland ay ugeysteen Shacabkii kasoo jeeday Deeganada Koonfur Galbeed ee ku noolaa Magaalada Laascanood ee Gobolka Sool.

Sidoo kale labada dhinac ayaa isla soo qaaday, sidii loogi gurman lahaa qoysaska laga soo barakicyey halkaasi, kuwaas oo haatan ku dhibaateysan deegaanada Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here