Madaale oo la kulmay guddoomiye ku xigeenada cusub ee gobolka Banaadir

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo isbarasha ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaas oo 20-ka bishaan November uu Madaxweynaha JFS u magacaabay xillalkaasi,.

SIdoo kale waxaa kulankan goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenaddii hore iyo Xog’hayihii Gobolka Banaadir ee xafiiska baneynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here