Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo la kulmay danjiraha dowladda Norway

0

Madaxweynaha Dowlada gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya Ambassador Elin Bergithe Rognlie.

Kulankaan oo ay kaga wada hadleen mashaariic horumarineed ee Dowladda Norway qorsheynayso in ay ka hirgaliso deegaanada Hirshabeelle iyo in xal waara loo helo fatahaadaha wabiga Shabeelle ee soo noqnoqday.

Madaxweeynaha iyo Danjiraha Dowladda Norway ayaa sidoo kale Kulankaan uga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo ilaalinta Qoondada Haweenka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here