Sawirro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay dalka

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laft Gareen ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho kadib safar uu ugu maqnaa Dalka Turkiga.

Lafta Gareen ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan golayaasha dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa inta uu ku sugan yahay Muqdisho ka bilaabi doono kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo doorashooyinka dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here