Sawirro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe Wafdiga Lafta Gareen waxaa kuso dhoweyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani labadda Golle Dowladda iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Caasimada Garoowe.

Madaxweyne Lafta Gareen iyo Wafdigiisa ayaa maalmo joogi doona Magaalada Garoowe isagoona kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda ugu saraysa Puntland iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here