Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Kate Foster + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Kulanka waxaa looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee Puntland kusoo fool leh, dhaqaalaha iyo Mashaariicda horumarin.

Sidoo kale waxaa kulankan ka qeybgalay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here