Sawirro: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo gaaray magaalada Kismaayo

0

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Jubaland.

Axmed Madoobe, Xubnaha labada golle iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Kismaanyo ayaa Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdule ee Magaalada Kismaanyo.

Labada hoggaamiye ee Jubbaland iyo Puntland ayaa ka wada-hadli doono xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka 2021-ka oo ay weli ka taagan tahay dood xoogan.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here