Sawirro: Madaxweyne Deni oo la kulmay guddiga gurmadka abaaraha Puntland

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha Puntland, hay’addaha maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah.

Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta dedaalka loogu jiro taakulaynta dadku abaartu saamaysay iyo sidii loo gaarsiin lahaa gargaar deg deg ah.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here