Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxda UNDP

0

GAROOWE (SMN) -Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda UNDP Soomaaliya Mr Jocelyn Mason.

Kulanka ayaa looga hadlay  horumarinta mashaariicda UNDP ka fuliso Puntland, dardargelinta qorsheyaasha socda

Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee UNDP iyo dowlad goboleedka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here