Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo kormeeray dhismaha garoonka Baydhabo

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Kormeerka Madaxweyne Laftagareen ee Garoonka Diyaaradaha ayaa kuso beegmaya xili maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here