MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 5-aad.
ajandaha kulanka ayaa ahaa sii wadiidda ka doodista Xeer-hoosaadkaGolaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya..
Senatorada qaar ayaa kulanka maanta toosin, sixitaan iyo siiqayn ku sameeyay qodobadii Xeer-hoosaadka ee maanta lasoo hor dhigay iyada oo ay weli sii soconayso dooda Xeer-hoosaadka maalmo kale.