Sawirro: Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada ee Puntland?

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka iyo  hirgelinta hanaanka qiimaynta iyo dabagalka ee (PEMIS).

Shirka oo uu Madaxweynaha ku wehelinayay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladda abaarta iyo xaaladaha dadka nugul ( caruurta, haweenka iyo naafada).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here