Maxamuud Macallin oo la kulmay guddoomiye ku xigeeyna hay’adda AFAD

0

ANKARA (SMN) – Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamud Macallin Cabdullaahi ayaa la kulmay Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan AFAD.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay iskaashi iyo wadashaqeyn dhexmarta iyadoo Hay’adda AFAD ay si gaar ah uga taageeri doonto hay’adda SODMA dhisidda kaabayaasha muhiimka u ah.

Kulanka kadib, wafdiga Hay’adda ayaa booqday Xarunta dhexe ee isku daba ridka iyo Maareeynta Musiibooyinka dalka Turkiga.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here