Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Aadan Madoobe iyo saraakiisha ATMIS?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS.

Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga Africa mudane Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta ( Sector One) ee ciidanka ATMIS.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada madaxweynaha.

Dhamaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here