Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble & wakiilada beesha caalamka?

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigooda yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay arrimaha doorashooyinka dalka, amniga doorashooyinka iyo teegeerada beesha caalamka ee dhaqaale iyo farsamo ee doorashooyinka.

Si kastaba, kulankan ayaa kusoo aadayo, iyada dhowaan golaha wada-tashiga qaran uu soo saaray jadwalka rasmiga ah ee lagu wajahayo doorashooyinka Soomaaliya ee 2021-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here