Sawirro: Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Xamza iyo safiirka Qatar?

0
Photographer: Abdishukri Haybe

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi.

 

Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar.

Qatar ayaa ka mid ah dowladaha Carbeed ee taageero Soomaaliya, waxayna ka fulisaaa mashaariicyo kala duwan oo horumarineed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe
Photographer: Abdishukri Haybe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here