Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Rooble iyo Dominic Raab?

0

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada .

Ra’isul Wasaare Rooble ayaa Dowladda UK uga mahad celiyay taageeradeda Soomaaliya ay siiso oo leh dhinacyo kala duwan.

Rooble ayaa London u tegay ka qeyb-galka shirweynaha caalamiga ah ee waxbarashada caruurta, kaas oo looga hadlay horumarinta waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here