Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Musharixiinta Mucaaradka?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta waxayna ka wada hadleen dardargelinta iyo hufnaanta doorashooyinka,tabashooyinka jira.

Rooble iyo musharixiinta ayaa sidoo kale kulankooda ku soo qaaday shirka lagu wado in uu 27ka December Muqdisho uga furmo Golaha Wadatashiga Qaranka.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha ayaa kulamo la qaadan doona qeybaha bulshada oo ay ugu horreeyaan Ururada Bulshada Rayidka si uu dhageysto talooyinkooda ka hor shirka Golaha Wada tashiga Qaran.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here