Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiir Fawziya iyo Danjiraha Finland ee Soomaaliya?

0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Eritrea, Amb. Erik Lundberg.

Kulanka ayaa ku saabsanaa xoojinta iskaashiga labad dalal ee dhanka caafimaadka.

Wasiirka Caafimaadka ayaa ugu dambeyntii uga mahadcelisay danjiraha dadaalka ay Dowladda Finland ka wado Soomaaliya iyo wada shaqeynta ay la leeyihiin Wasaaradda caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here