Sawirro: Maxay ka wada-hadleen wasiirka caddaaladda iyo safiirka Sweden?

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan isbarasha ah la yeeshay  safiirka dowladda Sweden u fadhiya dalkeenna Ambassador; Per Lindgarde.

Kulanka ayaa looga hadlay howlaha hor-tabinta u leh Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo ay ugu horreeyaan Dowlad-Wanaagga, dhammeystirka geeddi socodka dastuurka iyo garsoorka.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here