Aqriso: Qorshaha amniga doorashooyinka dalka oo la shaaciyey

0

Ra’iisul wasaaraha wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey qorshaha amniga doorashooyinka ee ku aadan sida loo sugayao amniga doorashooyinka iyo goobaha ay ka dhacayaan.

Qorshahan ayaa waxaa qeyb ka ah taliyeyaasha ciidamada Booliska ee heer federaal, heer dowlad goboleed, gobolka Banaadir iyo taliyaha Booliiska AMISOM.

Halkan hoose ka aqriso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here