Sawirro: R/W Rooble oo guddoomiyey shirka tiirka arrimaha bulshada

0
RW Somalia Mohamed Hussein Rooble

MQUDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada, iyadoo lagu soo bandhigay qorshaha la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo dhismaha xarunta Qaran ee gurmadka deg degga ah.

Shirka Waxaa goob-jooog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumada kuwaasoo mashaariicdan si gaar ah uu taabanayo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

        

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here