Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay Madaxweynaha cusub + ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay hoyga uu magaaladda Muqdisho ka degan yahay ku booqday,madaxweynaha la doortay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Booqashada Ra’iisul Waaaaraha daaranad hambalyo iyo salaan uu  ugu tagay madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud isagoo u rajeeyay in uu Eebbe ku guuleeyo xilka Qaran ee loo doortay.

Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaaraha uga mahadceliyay dadaalkii uu u galay in dalka ka qabsoonto doorasho wadar ogol ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here