Sawirro: R/W Rooble oo tababar u furay gudiyadda doorashooyinka dalka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed, tababarkan ayaa sida la qorsheeyay socon doona mudo afar cisho ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble, ayaa gudiyadda kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan hawlaha doorashooyinka ee loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here