Sawirro: Xamza oo booqday Machadka Cilmi baarista AHRI ee dalka Masar

0

QAAHIRA (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka booqday Machadka Cilmibaarista Caafimaadka Xoolaha ee dalka Masar.

Machadkan (AHRI) oo la aasaasay sanadkii 1904 ayaa waxa uu heer caalami ah kaga jiraa adeegyada iyo daraasaadka la xiriira faya-dhawrka xoolaha.

Waxaan qeyb ka ahaa booqashada Ra’iisul wasaare Xamze uu ku tagay Machadka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Safiirka Soomaaliya ee Masar, LaTaliyaha Ra’iisul wasaaraha ee Xiriirka Caalamiga, Agaasimaha Warfaafinta xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here