Sawirro: R/W Xamza oo wadahadal la yeeshay Safiirka Imaaraadka + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahmad Juma Al Rumaithi.

Ra’iisul wasaare Xamza iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada waddan iyo dardargelinta taageerada dhinacyada kala duwan ee ay dowladda Imaaraadku siiso Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here