Sawirro: Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer sameeyey

0

Ra’iisiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howsha lagu furayo, islamarkaana ciidammada looga qaadayo qaar ka mid ah jiddkii ku xirmay qalalaasihii dhawaan ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, tallaabadan oo qeyb ka ah dhaqangelinta heshiiskii nabadeynta caasimadda ee shalay lagu gaaray Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaarha ayaa tagay meel aan sidaa uga fogeyn isgoyska dabka iyo Isgoyska Mirinaayo si uu indhihiisa ugu soo arko howsha ciidanka iyo carrada looga qaadayo goobahaas muhiimka ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in amniga caasimadda lagu wareejiyay ciidanka booliska,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here