Sawirro: Rooble, midowga musharraxiinta iyo madax goboleedyada oo kulmay

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay uu soo qaban qaabiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kaas oo lagu casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Kulanka ayaa yimid kaddib markii la soo gebogabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, kaasi oo shalay laga soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Dalka.

Intii uu socday kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo dhaqan-gelin lahaa jadwalka cusub ee shalay laga soo saaray qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here