R/W Rooble oo gudoomiyey shirka tiirka dhaqaalaha dalka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka.

Sidoo kale wasaaradda qorsheyntuna ayaa soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here