Sawirro: Rooble oo kulan la qaatay taliyaha ciidamada lugta ee dalka Uganda

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidamada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo booqasho ku yimid Muqdisho.

Rooble ayaa uga mahadceliyay kaalinta muhiimka ah ee ciidammada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM & wada shaqeynta kala dhaxeysa ciidanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here