Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay saraakiisha Ammaanka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde ka dhacay Khamiistii.

Ra’iisul Wasaare  Rooble waxa uu sidoo kale booqday Xarunta Gurmadka Deg Degga ee Booliska, halkaas oo uu warbixin uga dhagaystay Saraakiisha Booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here