Sawirro: Rooble oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here