Sawirro: Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Imaaraatka u fadhiya Soomaliya

0

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman.

Raysalwasaare Rooble iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii Dowladda Imaaraadku kaalin uga geysan lahayd gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha Hirshabeelle, gaar ahaan Jowhar iyo nawaaxigeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here