Sawirro: Rooble oo xafiiskiisa kula kulmay u qaabilsanaha UNICEF ee Soomaaliya

0

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya.

U qaybsanaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha warbixin ka siiyay howlaha UNICEF ee Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here